Soo Dejiso ShaafiTole Desktop App
Fadlan daawo muuqaalkan gaaban si aad u barato qaabka ugu fudud ee aad kombiyuutarkaaga ugu shuban lahayd (Install) barnaamijka ShaafiTole.
Diyaar ma u tahay inaad bilowdo?
Guji badhanka hoose si aad u hesho file-ka Setup-ka (Windows OS).
Download Setup
ShaafiTole_Setup.exe
Tilaabooyinka Rakibidda (Installation Steps)
1
Soo dejiso File-ka
Guji badhanka buluugga ah ee kor ku xusan si aad u soo dejiso (download) file-ka ShaafiTole_Setup.exe.
2
Furo (Run) Setup-ka
Marka uu soo dago, dul-guji file-ka aad soo dejisay. Haddii uu Windows-ku ku weydiiyo ogolaansho, dooro "Yes" ama "Run anyway".
3
Raac Tilmaamaha
Guji 'Next' ilaa aad ka gaarto 'Install'. Marka uu dhameeyo, ShaafiTole ayaa toos uga dhex muuqan doona Desktop-kaaga.